Cali Guudlaawe oo Shirka Gollaha Wasiirada Hirshabelle ku guddoomiyay Baladweyne (Sawirro)

Beledweyne: 13, Febaraayo:2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga gaar ahaan xasilinta Magaalada Beledweyne iyo abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Wasiirka Amniga Gudaha ka dhageystay qorshaha sugan ee amaanka looga shaqeynayo … Continue reading Cali Guudlaawe oo Shirka Gollaha Wasiirada Hirshabelle ku guddoomiyay Baladweyne (Sawirro)